Wasiirka warfaafinta oo si kaftana ugu jawaabay Puntland oo argagixisada ku eedaysay xukuumada Somaliya
Wasiirka Warfaafinta dawlada dhexe ayaa lagu celceliyay in Puntland ku eedaysay argagixisada soo gashay deegaanadooda si kaftan ahna uga jawaabay war uu sheegay wasiirka maamulka Puntland ee warfaafinta.