X

Wasiirka waxbarashada maamulka Somaliland C/llaahi Dheere oo ku hadlay hadal gafa hadana ka noqdey

Wasiirka waxbarashada maamulka Somaliland C/llaahi Dheere ayaa suaal ahayd sababta keentay in dalkoo dhan halmar laga qabto imtixaanada fasalada sideedaad ku jawaabey in ayna Koofurta Somaliya isku DIIN ahayn hadana ka noqdey oo markii dambe yiri DIINTA ayaa naga dhaxaysa KALIYA.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.