X

Wasiirka waxbarashada oo ka hadashay cida la siiyo deeqaha waxbarasho ee ku qoran magaca Somaliya

Wasiirka waxbarashada dawlada Somaliya oo ka hadashay cida la siiyo deeqaha waxbarasho ee lagu soo qaato magaca Somaliya guud ahaan kulan ay maanta ay la qaadatay qaar ka tirsan qaramada Yurub. Wasiirka ayaa sheegtay in dawladu jeceshacay in sida dawladu rabto wax loogu qabto.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.