X

Wasiirka waxbarashada oo si cad u sheegay in ardeyda Butlaan la siin doonin shahaado

Wasiirka Waxbarashada ee Soomaaliya Cabdullahi Goodax barre oo u waramay saxaafada ayaa si cad u sheegay inuusan jirin wax xiriir ah oo kala dhaxeeya Maamulka Butlaan, isagoona ku celiyay ineysan aqoonsaneyn imtixaanka ay qaado wasaaradda waxbarashada ee Butlaan, iyaguna siin doonin wax shahaado ah.


Wasiirku wuxuu intaa ku daray in sidoo kale aysan ardayda Buntlaan qeyb ku yeelan karin Fursadaha waxbarasho ee lasiiyo Soomaaliya, maadaama aysan tirikoob sax ah ka heyn.


Horjooge Siciid Deni oo iska fogeeya Somalida ayaa eeda ugu badan iska leh ardeydaas hadda ka go’ay nidaamka waxbarasho ee dalka ayuu yiri Cali Calasow.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.