Wasiirka waxbarashada C/llaahi Dheere oo ka xanaaqaty mudaharaad ay sameeyay ardayda dugsiga Maxamud Axmed Cali ee Hargeysa oo uu u sheegay in ka daayaan mudaharaadka ee ay la hadlaan. Wuxuu ka cadhoodey dad iska fadhiya dugsiyada hadana banaanbax wada.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS