X

Wasiirkii Siilaanyo ee hore u sheegay in madaarka Boorama muhiim ahayn oo reer horteeda ku celiyay+MUUQAAL

Boorama 13 Dec 2014–Wasiirka duulista Siilaanyo oo hore u sheegay in madaarka Boorama muhiim ahayn ayaa hadda isla farintaas ka sheegay reer Boorama hortooda. Wasiiradan ayaa Siilaanyo u direy inuu dejiyo xiisada ka taagan gobolka oo Suldaan muhiim ah uu sheegay in reer Awdal ka mid ahayn maamulka beesha dhexe.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.