X

Wasiirkii Siilaanyo eryay ee Cali Xaamud Jibriil oo saxaafada la hadley

ARAABINEWS

Wasiirkii Siilaanyo eryay ee Cali Xaamud Jibriil gacanyarena todobo sano u ahaa C/raxmaan Saylici ayaa saxaafada la Hadley dibna u dhigtey hadalada. Wasiirkan ayaa jago faaruqa hayay laakiin toos ugu xirnaa Saylici iyo horumar xumada ka taagan gobolka Awdal.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.