X

Wasiiro ka tirsan beesha dhexe oo khaasa oo Imaaraadka u dhoofay

Gacanyaraha Siilaanyo Maxamuud Xaashi iyo dhowr kale oo ka tirsan wasiirada maamulka ayaa u dhoofay Imaaraadka xilli Imaaraadka iyo Carabta kale loo sheegay in ay ka fogaadaan Somaliya.



Siilaanyo oo aan shaqo ku lahayn maamulka Somaliland ayaa xaalad caafimaad u tagey Ingiriiska. Haddii uu Jiri lahaa madaxweyne ku xigeen cadkiisa goosanaya waxay ahayd in sanadii 2011 uu la wareego xukunka maamulka.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.