X

Wasiiro Puntland ah oo gaaray aaga Tukaraq lana hadlay dadka deegaanka

Wasiiro Puntland ah ayaa gaaray aaga Tukaraq lana hadlay dadka deegaanka. Tukaraq ayaa maamulka jeegaanta ee Muuse Biixi weerar gaadmo ku qaaday laba usbuuc kahor.

Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Puntland  Dr. Faarax Maxamed Warsame oo ka mid ah waftiga ayaa sheegay Somaliland xiisada Tukaraq sida ay u fahmeen in aysan aheyn, welina ay dhowrayaan derisnimada.



 Puntland ayaa welli hanjabaysa laakiin aan ka bixin wax jawaaba ayadoo Qaramada midoobey sheegayso inay labada maamul u sheegeen inay xiisada qaboojiyaan.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=jRM98RzdJs0[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.