Wasiirada maamulka Siilaanyo u matala Awdal ayaa booqasho ku yimi Boorama halkaas oo huteel isku soo xireen lana hadleen qaar ka mida madax dhaqameedka. Warar hoose ayaa sheegaya in ay madax dhaqameedka u sheegeen wax iyaga u gaara.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS