X

Wax badan oo aadan ogeyn oo ku saabsan qorshaha loo yaqaan hiigsiga 2016: ARAG

Fashilka ku yimi hiigsiga 2016 ayaa waxa si aanad hore u ogeyn ka waramay hogaanka machadka nabada Jibriil Ibraahim Cabdulle. Dhawaan ayaa xukuumadda iyo baarlamanka Soomaaliya waxa ay isla garteen inaysan suurta gal ahayn in qorshihii hiigsiga 2016 si dhab ah loogu fuliyo dalka Soomaaliya.

Wuxuu sheegay in caalamku waayay cid ay la shaqeeyaan oo dawlada sidii shaadhka uu Xasan Sheekh iyo kooxdiisu u kala bedelaysay. Waxa ay labada dhinac si cad u sheegeen in Soomaaliya aysan ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah, taasi oo ahayd arrin beesha caalamka ay si aad ah ugu dadaaleysay in la sameeyo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.