X

Wax ka arag garoonka kubada cagta ee Boorama oo roog la saarayo

Waxa baryahanba lagu guda jiraa in garoonka kubada cagta ee Biroole la saaro rooga casriga kaas oo hawshiisa lagu jiro baryahan. Garoonka ayaan waligi arag dib u habayn sidana.

Garoonka Biroole ayaa xilliyo ahaa garoon aad u macaan oo kubada ku macaan oo ayna ka ag dhaweyn wax guryo ah. Laakiin sidii burburkii u dhacay waxa xoog loo boobay deegaanada u dhow.

Waxana halkaas kaga luntey dhalinyarada gobolka goob muhiima oo ay ku ciyaaraan. Roogan macmalka ayaa u yeeli doona garoonka waxa uu mudan yahay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.