X

Wax ka baro C/raxmaan Ciise Kaahin oo noqdey Somaligii ugu horeeyay ee lagu casuumo aqalka cad ee Maraykanka

Ilaa iyo intii daraad ay soo baxeen in nin Somali ah noqdey kii ugu horeeyay ee lagu casuumo aqalka cad Maraykanka kana qaybgalo qudbadii ugu dambeysay waxay sharaf u noqotey ummada Somaliyeed. Hadaba C/raxmaan Ciise Kaahin taariikh nooceeya ayuu leeyahay maxaanse ka baran karnaa qaasatan dadka qurbaha jooga.

C/raxmaan ayaa dalka Maraykanka galay sanadii 1996 wuxuuna furtey maqaaxida uu u bixiyay AfroDeli sanadii 2010 kuna dhiiradey xilli Maraykanku ku jirey hoos u dhac dhaqaale oo Weyn.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.