Xaglatoosiye oo la filayay in uu helo musharaxnimada madaxweyne ku xigeenka xisbiga lagu muransan yahay ee Siilaanyo ayaa sheegay in hankiisu wali joogo..waxa dhinaca kale uu sheegay in uu gadaal ka soo sheegi doono waxa uu damacsan yahay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM