X

Wax ka faaiideyso xadiis arbiciinka oo uu inoo akhriyo sheekha reer Jabuuti ee Sh C/raxmaan Bashiir

Wax ka faaiideyso xadiis arbiciinka oo uu inoo akhriyo fadiilatul Sheekh C/raxmaan Bashiir oo xaruntiisu tahay Jabuuti. Waxa ku jira camalka qofku samaynayo in ay ku timaad niyad. Waxa kale oo ku jira cilmiyo kale oo aad ka faaideysan karto.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.