Hargeysa 18 Dec 2014–Faysal Waraabe ayaa ka Hadley hadal uu hore u sheegay oo uu yiri Ciisuhu kuma filna Jabuuti iyo Itoobiya ee ha u guuraan Saylac hadana wuxuu leeyahay uma jeedin sidaas ee waxaan lahaa gobolka yaan laga haajirin. Faysal Waraabe ayaa u muuqda qof hadda dib uga fekeray hadalada uu inta badan iska turo laakiin ah kuwa uu aaminsan yahay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS