Suldaan Abshir ayaa Hargeysa ka soo noqdey isagoo dareensanaa in si sharaf dhaca ay ula soo dhaqmeen madaxdii Isaaqa ahaa ee ay la kulmeen isaga iyo salaadiinta uu sheegay in ay iska ag sawiraan markey Boorama yimaadaan. Suldaan Abshir iyo salaadiinta kale ayaa Hargeysa u tagey in ay soo damiintaan warna ka soo qaadaan dad reer Awdala oo Hargeysa ku xiran.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM