X

Waxan idiin balan qaadayaa kuligiin in aan salaanta idinla dhaafin+qosol: Dr C/salaan Xaaji Hadliye+MUUQAAL

Muqdisho–Wasiirka cusub ee arimaha dibedda ayaa sheegay xafladii xilwareejinta in aanu shaqaalihiisa u kala eexanayn salaantana la dhaafayn..balan qaadkaas oo ka qosliyay dadkii xaflada isugu yimi maanta magaalada Muqdisho.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.