Wariyihii idaacadii SNM ee Qudhmis ee xarunteedu ahayd Itoobiya ayaa Prof Axmed Samatar wax ka waydiiyay fikirkiisa ku aadan sanadka cusub. Waxana suaalaha ka mida wadamada geeska Afrika sida Jabuuti iyo Itoobiya iyo geeska Afrika oo aanu ku fogaanin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS