X

Waxa la ogaaday in Buurmadow la baxsaday nimankii diley saraakiisha Samaroon: Cali Faarax

Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa taabtey arimo badan oo ay ku jirto in la ogaaday in Buurmadow la baxsaday ragii laayay saraakiishii Samaroon kuna diley inta u dhaxaysa Sanaag iyo Sool. Wuxuu kaloo ka Hadley kheyraad qaybsiga Itoobiya.



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.