Marwo Khadiija Maxamed Diiriye ayaa sheegtay inay Farmaajaysan tahay oo waxa ka qaylisiinaaya kooxda sheegatay madasha musharixiinta ay tahay soo noqoshada madaxwyne Farmaajo. Jawaabtaas oo aad ugu nixisay weriye sugaayay inay tiraa ma taageersani ama waxaan la jiraa kooxda ajaanibtu wadato ee madasha musharixiinta.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS