X

Waxaad Awdal u dooratey adigaa sheegi Faysal Waraabow: jawaab kulul

Oday dhaqameedka gobolka Awdal aya si caro leh caqli celina ku jirto ugu jawaabay Faysal Waraabe oo yiri cadaawada ISAAQ u qabo Puntland Samaroona waa nagula jiraa. Waxaad Awdal u dooratey adigaa sheegi ileyn reer Puntland meelkasta waa degan yihiine.

 



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=5CmKFGjBjXU[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.