X

Waxaan Hindiya kala hadalney dad Somali ah oo ku xiran Hindiya sidii loo sii dayn lahaa: Hadliye

Wasiirka arimaha dibedda ee Somaliya Dr C/salaam Hadliye oo kulan la qaatay wasiiro dawlaha arimaha dibeda ee dalka Hindiya ayaa sheegay in ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo dad Somali ah oo gaaraya 120 oo ku xiran jeelasha Hindiya sidii ay xadhigooda ugu qaadan lahaayeen dalkooda hooyo si ula midoobaan qaysaskooda.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.