Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee gobolka AWdal C/kariin Maal ayaa shacabka reer Baki ka raaligeliyay hadalkii gudoomiye Ramaax kula kacay sha;lay ee uu ku shegay meel aan waxba oolin oo isagu sii qaato qadadiisa. Waa hasha geela cunta hadana cabaada.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM