X

Waxaan u imi inaan labada qoys kala saaro: Nimco Yaasiin Caraale

Fananada ku can baxdey magaca Nimco Yaasiin Caraale laakiin uu muran galay cida rasmi ahaan ay ka dhalatey ayaa sheegtay inay hadda diyaar tahay in ay labada qoys kala saarto oo dhiig layska qaado.


Sheekadan ayaa xumaatey aakhirkii sanadkii hore markii qoys kale ay yiraaheen waxay u dhalatey Gabooye halka iyadna leedahay uma dhalan ee way isoo korsadeen.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.