Cali Gurey oo ka tirsan xisbiga Faysal Waraabe ayaa ku baaqay in Siilaanyo wax iska bedelo haddii kale uu ku socodo in isaga iyo xisbigiisa la dhigi doono dibedda. Waxa jira in uu dhamaaday mudadii la doortey Siilaanyo laakiinse ilaa hadda uu ku dhegan yahay kursiga.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM