X

Waxba kama jiraan sawiro beena oo muujinayay shixnado milatari oo Berbera ka soo degay; waa sawiro noocee+beeninta!!!

Berbera–Maareeyaha dekeda Berbera oo daawaday sawirada mareegyada beesha dhexe kala guuriyeen ee muujinaya shixnad milatari oo soo degtay ayaa ku tilmaamay been abuur aan jirin sheegayna in sawiradaasi Berbera ahayn. Wax soo degay ma jiraan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.