Waxgarad iyo dhalinyaro ka soo jeeda beesha Warsangeli ayaa sheegay in hal kursi oo ku lahaayeen maamulka Siilaanyo hadda la siiyay isla beesha dhexe. Waxay dhinaca kale taabteen in ay gobolka Sanaag ayna ku lahayn xataa hal kursi oo waxaba ay ku shubatey beesha dhexe.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS