Waxgarad iyo odayaal reer Awdala oo si adag u qaadacay diiwaangelinta dib loo dhigey oo laba ujeedo laga lahaa, waa mida in dawlada Somaliya deeq u soo dirayso gobolada Awdal iyo in kuwa u dhow Siilaanyo oo hawlgaba ay kordhistaan maamulka. Waxay yiraaheen wax soconaya maaha.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS