Calaacal kii ugu dambeeyay ayaa ka soo baxaya dadweynaha reer Saylac oo hadda sheegaya in ay ka tahay tii ugu dambeysay. Waxay ka codsadeen in laga bedelo Faysal Magafe oo Siilaanyo magaalada dhigtey kana sameeya lacag gaaraysa 4000 oo doolar maalintii. Lacagtaas oo ay sheegeen in uu hadda u isticmaalayo in uu isku diro beelaha.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS