Waxgaradka Buuhoodle ayaa Ku tilmaamay Xaglatoosiye in uu yahay wasiirka mukhaadaraadka iyagoo sheegay in reer Khaatumo ayna u baahneyn qof sidaasa hayna leeyihiin maamul dhisan. Dhinaca kale madaxweynaha Khaatumo State ayaa booqasho Ku Kala bixiyay deegaano ka tirsan Khaatumo si uu ula socdo xaalada.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM