Waxgaradka reer Awdal ayaa si adag uga hadley dhulboob Muuse Biixi ka wado banka Wajaale. Muuse Biixi ayaa cagafyo keensaday banka kadibna bilaabay inuu beeshiisa u qaybiyo. Waxgaradkan ayaa si adaga uga digey wixii halkaas ka yimaada.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=1sfiOJ2bRa0[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS