Way jiraan wararka sheegaya in Imaaraadku saldhig ka rabo Berbera uu kaga duulo Yaman: Somaliland
Way jiraan wararka sheegaya in Imaaraadku saldhig ka rabo Berbera uu kaga duulo Yaman: Somaliland. Wuxuu dhinaca sheegay walaaca ay dawlada Itoobiya ka muujisay.