X

Way naga go’antahay ciribtirka argagixisada shabaab: madaxweyne Farmaajo

Way naga go’an tahay ciribtirka argagixisada shabaab oo mudooyin yar ku daadiyay dhiiga Somali badan oo ay iska xalaashatey. Madaxweyne Farmaajo ayaa markii ugu horeysay si adag uga hadlay xasuuqa argagixisadu wado.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay cirib tirka Al-Shabaab .Sidoo kale waxaa uu ugu baaqay dhalinyarada ku jirta argagixisada in ay isku soo dhibaan dowladda Soomaaliya



Farmaajo ayaa xusay ciidamada Soomaaliya oo kaashanaya shacabkooda in loo diyaarinaayo qaadista duulaamo ka dhan ah deeganada ay maamulaan argagixisada la iska ilaaway ee iyagu ku mashquulsan xasuuqeena.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.