X

Weeraro culus oo looga sifeynayo argagixisada gobolada Jubada dhexe iyo Shabeelaha hoose oo xoog u socda+wararkii u dambeeyay

Wararka naga soo gaaraya degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in weerar lagu ekereyay argagixisada halkaa ku dhuumanaysa inklastoo la sheegayo in weerarku ahaa mid lagu dficiifinayo laakiin aanu ahayn mid lagu qabsanayay magaalada.

Wararka kale ee aan helayno ayaa xaqiijiyay in ciidamada xooga dalka oo gacan ka helaya kuwa Amisom ay la wareegeen deegaano hoostaga gobolka Galguduud oo lagu magaacabo Yacardari.

Weerarka ugu balaadhan ayaa argagixisada kaga socda dhinaca gobolka Jubbada dhexe oo ay hadda ku sugan yihiin argagixisada badankooda ahna kuwa xasuuqa wey ka gaystey dalkeena.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.