X

Weriyayaal aan la garanayn oo loo diidey goob Madaxweyne Farmaajo joogey

Weriyayaal aan la garanayn oo loo diidey goob uu joogey madaxweyne Farmaajo. Madaxweynaha oo tagey Baydhabo ayaa waxa isku dayay rag sheeganaya weriyayaal inay galaan.



Waxase goobta ka dhacdey in dibedda loo riixo. Arintan ayaa imaanaysa xilli argagixisada shabaab ay iska soo dhigto kolba nooc.



Ma jirto weriyayaal la aqoonsan yahay oo leh  xirfada weriyenimo waxase jirta jaantey wadhan. Qofkastana wuxuu sitaa kaamaro iyo telfoon uu wax ku duubo oo halis ku ah amniga madaxda qaranka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.