Weriye ku dhaawacmey xasuuqii argagixisadu ka gaysatey Beledweyne ayaa war laga soo sheegay. Xasuuqii Axadii la soo dhaafay ee argagixisadu ka gaysatey Beledweyne ayaa waxa uu gaystey khasaare.
Wariye C/laahi Cismaan Macalin oo ka mid ahaa shaqaalaha TV-ga Jubba ayaa u geeryooday dhaawac ka soo gaaray isqarxin argagixisadu muslimiinta ku xaasuuqdey.
Geerida C/laahi Cismaan Macalin ayaa waxaa xaqiijiyay Agaasimaha TV-ga Jubba iyo qaar ka tirsan ehelada Marxuumka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS