X

Wiil dhalinyaro ah oo ahlu diina oo argagixisadu midi ku gelisay Muqdisho

Wiil dhalinyaro ah oo ahlu diina ayaa argagixisadu midi ku gelisay Muqdisho. Wiilkaan dhalinyarada ah ayaa ku sugnaa gurigiisa xilliga argagixisadu u timi kadibna gowraceen.



Argagixisada ayaa markii hore midi geliyay markii uu dhintey gowracay sida ay sheegeen dadka deegaanka. Ciidanka Booliiska ayaa goobta gaaray kuna raacdo jira dhiigmiiratada.



Marxuumka la gowracay ayaa da’diisa lagu qiyaasaa 25 jir ka tirsanaa dhalinyarada ugu fir fircoon xaafadda sidoo kale ka tirsanaa Culumada raacata barashada Cilmiga diiniga.

 Juhalada argagixisada shabaab ayaa caan ku ah dhiiga Muslimiinta ee ay xalaashadeen.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.