Wiil dhalinyaro ah oo laga soo duubey asagoo la garaacayo Liibiya ayaa la gartey. Wiilkan ayaa ka soo jeeda Hargeysa lama garanayo in muuqaalkan lacag lagu doonayo in kale.
Wiilkan ayaa muuqaal garaacistiisa la soo geliyay baraha bulshada.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS