X

Wiil ka badbaaday dabinka argagixisada iyo saaxiibkii oo ahaa ninkii xasuuqay ardaydii qalin jabinaysay iyo wasiirada+MUUQAAL

Wiil Somali ah oo ka mida kuwa nolosha ka dhacay ayaa ka sheekeeyay dabinka argagixisada shabaab u dhigtey iyo sida isaga saaxiibadii ay wada joogeen Denmark ay u noqdeen kuwa ku aakhiro seegay arday qalinjabinaysay. Hoos fiiri sawirka.

 

Sawirka hoose waa ninkii xasuuqay arday qalinjabinaysay wuxuuna iska dhigey ragii saxaafada oo wax duubanaya. Wuxuuna ka mid ahaa dhalin nolosha ka dhacay oo argagixisada shabaab been ugu sheegtay inuu janada galayo.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.