Wiil baryahanba laysku haystey cida dhashay ayaa lagu wareejay maxkamad ku taal Hargeya waxase hadda yimi dad sheeganaya oo ka yimi Laascaanood. Waxa goobta ka hadlay ninkii hayay ilmaha. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS