X

Wiil Somali ah oo ay cadaan ku dileen dalkaasi Norway oo aaskiisa xoog looga soo qaybgalay+MUUQAAL

Oslo–Wiil Somali ah ayaa niman cadaan ahi ku dileen dalkaasi Norway waxan aaskiisa ka soo qaybgalay dad aad u farabadan. Labada nin ee dilay wiilka Soomaliyeed ayaa ku jira xabsiga, waxaana ay bolisku haatan wadaan baaritano lagu xaqiijinayo sababta dilkan, iyadoo la filayo in maxkamad la soo taago dembiilayaashii gaystay falkan guracan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.