Wiil Somali ah oo maxkamad la soo taagey dalkaasi Maraykanka isagoo lagu haystay in uu ka mid yahay argagixisada Daacish ayaa qirtey in waxa lagu soo oogay ay sax tahay uuna ka mid noqdey argagixisada Daacish isla markaana uu rabay in uu ku soo dhinto dalkaasi Siiriya. Xaakimka ayaa u sheegay in uu ka noqon karo hadalkaan markasta.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM