X

Wiil Somali ah oo u shaqeeya telefishan Kiiniyaana oo waraystey Netanyahu

Wiil Somali ah oo u shaqeeya telefishan Kiiniyaana ayaa waraystey Netanyahu. Raiisal wasaaraha Yuhuuda ayaa ka gaabsaday in uu ka hadlo siyaasada gudaha ee Kiiniya iyo mida ku xeeran sida Somaliya.

Netanyahu ayaa sheegay in colaada u dhaxaysa iyaga iyo Afrika ay keentay in Carabtu cadaadin ku saaraan wadamada Afrika in ayna xiriir la yeelan Yuhuuda laakiin uu sheegay in hadda loo wada jeedo in xiriirka iyaga iyo Carabta u dghexeeya uu fiican yahay.

Netanyahu ayaa u jeeda xiriirka ay Yuhuudu la leedahay Sucuudiga oo dagaal u khaasa kula jira dawlada Iiraan iyo dadka Shiicada ah.

Wuxuu sheegay in uu Afrika ka caawinayo dhinacyo badan oo ay jiraan dhaqashada xoolaha iyo biyaha.

admin:

This website uses cookies.