Wiil uu dhalay ninkii hindisey calanka Somaliya ayaa saxaafada u sheegay in lagu haysto hanti ma guurto ah oo aabihii uga tagey. Saleebaan Maxamed Cawaale Liibaan ayaa sheegay in guryaha loo xukumay hadana aan waxba ka fulin oo hadana loo sheegay in uu dib uGu noqdo Gaalkacayo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM