Wiil uu dhalay ruug cadaa Axmed Xasan Cowke oo saaxada saxaafada ku soo biirey iyo barnaamijkii u horeeyay
Sakariye Axmed Xasan Cowke ayaa saaxada saxaafada ku soo biirey isagoo daadihiyay barnaamijkii u horeeyay oo ku saabsan dhalinyarada. Barnaamijkan oo ku baxaya AfSomali iyo Ingiriis ayaa soo jiitay dhalin farabadan.