X

Wiil uu Faroole adeer u ahaa oo shabaabku dileen oo ay faafiyeen muuqaalkiisa+sir uu faafiyay+MUUQAAL

Ururka xalaalashaday dhiiga muslimiinta ee shabaab ayaa sii daayay nin iyaga ka mid ahaa oo Faroole adeer u ahaa oo ay sheegeen inay dileen. Faroole ayaa isagu beeniyay in aanu jirin wiil adeer uu u yahay oo ku biirey argagixisada shabaab.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.