X

Woqooyiga Kuuriya oo soo bandhigtey hub ka nixiyay Trump dibna ugu hanjabi doonin

Woqooyiga Kuuriya ayaa soo bandhigtey hub ka nixiyay Trump dibna ugu hanjabi doonin. Kuuriya oo maanta dabaaldeg xoogleh oo aduunka ka yaabiyay keentay ayaa lagu tilmaamey mid dhulka ka gariirisay.

Woqooyiga Kuuriya ayaa awoodeeda ku soo bandhigtey hub ka casri ah oo toos u duqeynaya Maraykanka iyo gantaalo kuwa ridedeedu dheereeyo ah.

Trump ayaa u hanjabay Woqooyiga Kuuriya waxase hadda cad uin aanu din b dambe u hanjabi doonin ayadoo hubka la soo bandhigey uu ku jiro gujis casri ah oo maraarkiibta soo socda dejin kara.

Hoos ka fiirso hubka nixiyay Maraykanka




Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.