X

Xaafad ka tirsan Boorama oo tabatey daryeel xumo iyo daadad soo galay xilli abaari jirto

Xaafada Alxayaad ee ka tirsan Boorama ayaa ka cabanaysa daryeel xumo soo wajahdey iyadoo dadka xaafadu u sheegay in ayna jirin wado iyo daryeelkii xaafadaha kale lahaayeen. Waxana Jira daadad qaadey xilli abaaro jiraan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.