Gaarisa–Waxa magaalada Gaarisa shalay lagu soo wareejay maydka afar ka mida argagixisadii xasuuqdey 150 ardey iyagoo hurda si loo garto. Dadka ayaa indhahooda ku soo rkay wajiyada dhiigmiiratadan waxayse is hayn kari waayeen urta ka soo baxaysa iyagoo ay ka muuqato sida ay u dhinteen.
Maydka ayaa saarnaa baabuur dusha banana iyadoo wajigooda la tusey inta dambana ay qaawan yihiin. Maydka ayaa marki dambe dib loogu celiyay qaboojiyaha si loo sii baadho.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS